Waxaa kulan muhiim ah dhex maray Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) Mudane Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxya Iyo Masuulka ugu sarreeyo Arrimaha Diinta Dalka Turkiga Dr. Cali Arbaash. labada masuul waxa ay kawada hadleen sidii la isaga kaashan lahaa Arrimaha Diinta labada Dal, kulankan oo kusoo dhamaaday Guul iyo is afgarad.