Maanta oo ay taariikhdu tahay 10 MUXARRAM 1443 kuna beegan 18 August 2021 waxaa dhacay Siminaar ku saabsan Xirfadaha ardayga iyo sifooyinkiisa oo ay soo qabanqaabisay Kulliyadda Shareecada iyo Daraasaatka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, waxaana soo jeedinaayay Barayaasha Kulliyadda, waxaana kasoo qeyb galay Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta, Ahna kusimaha Wasiirka Wasaaradda Iyo Dr. Cumar Faaruuq Sh. CabdicasiisAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta.