Wasiirka wasaardda Awqaafta iyo Arrimaha diinta mudane Sheikh cumar Cali Rooble oo ay halkaasi si diiran ugu soo dhaweyen jaaliyadda Somalida ee dalka Finland ayaa kulamo gaar gaar ah laqaatay wasiirada arrimha gudaha iyo arrimha dibadda dalka Finland oo si xushmad iyo maamuus leh ugu soo dhaweyay booqashada uu ku tagay dalka kulamada ay halkaasi kula yeesheen ayeey iskaga wareesteen xaaladaha guud ee labada dal Somalia & Finland